Pretoria(Golisnews) Prof: Abdi Ismaaciil Samatar oo ah dadka sida weyn somaliland uga soo horjeeda isla markaana ka faaqida warbaahinta xumaanta somaliland ayaa waxa uu dhawaan socdaal ku maray guud ahaan magaalooyinka waaweyn ee South Afrika waxaanu halkaa u tegay abaabulka beeshiisa iyo sidii uu taageero ugu heli lahaa ururu siyaasadeed uu sameeyey oo la yidhaahdo HIILQARAN.
waxa intii uu marayay gobolada south afrika la kulmay dad beeshiisa ka soo jeeda iyo fara kutiris reer muqdisho ah waxaanu dhaliilo guudka uga tuuray Xukuumada Somaliland oo uu kutilmaamay inay hada gacanta kuhayso beel keliyi isla markaana waxa uu sheegay in intii hore ay rajo lahayd balse ay hada rajo beel tahay beelihii hareeruhuna ay ka goosteen.
Abdi ismaciil samatar ayaa waxa uu hada u dhaafay magaalada muqdisho oo uu doonayo inuu maamulka TFG da kala hadlo arimaha Awdal State.

xafiiska wararka Golisnews
Pretoria South Afrika
info@golisnews.com
Prof: Abdi Ismaaciil Samatar, timirtii horeba waa loo dablaayay, rag badan oo sidaada islahaa bililiqada somaliyeed doonta, ayaa hada nool ayay kaga baxaan la’a somaliya. oo wadamda dariska looga guraa noolkii ay ku bixi lahaayeen.
N.B Tusaale ayay u tahay in badan
Abdi Ismacil Samatar waa xume wade xasidnimo ay ka tahay oo neceb dadka wadajirka reer Somaliland