|
Articles
-
Kalsoonida Shacabka waa Cabdiraxmaan Cirro By Mukhtar Cilmi
Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.
Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo si weyn looga yaqaano somaliland iyo dunidaba, kuna caan baxay waxqabad,daacaadnimo, karti muuqata, wada...
April 22, 2012
-
HAMBALYO AROOS FARAXADALEH WAA SADIQ HAJI YUSUF IYO MARWADIISA MUNA HEEGO AROOSKODU KA DHACAY MAGALADA OSLO NORWAY,WAXAN LEEYAHAY ILAAHAY HAYDINKA DHIGO KUWA KHAYRKA ILAAHAY WAAFAJIYO AAMIIN,BY SIDIIQ SH FARAH GABAAR.
ANAGOO AH SIDIIQ SH FARAH GABAAR.IYO XAASKAYGA KALTUN JAMAC DAWAARE. WAXAANU HAMBALYO IYO BOGADIN U DIRAYNA SADIQ HAJI YUSUF IYO MARWADIISA MUNA HEEGO OO AROOSKODU DHAWAAN KA DHACAY OSLO NORWAY,W...
April 22, 2012
-
MA OGTAHAY KHAYRKA OO LAYS FARO INAYNU KU BADBAADANO OO AYNU KU HELAYNO RAXMADA ILAAHAY IYO RISIQA OO BATA IYO BARWAAQO IYO BASH BASH, FADALAN HAGAJI XIDHIIDHKA ILAAHAY MUXADAROYINKANA DAWO O DHAGAYSO,BY SIDIIQ SHA FARAH GABAAR,
Marka Hore Waxaan Salaamaya Saxaafada Sharafata Leh Iyo Shacbka Qaaliga Ah Gudaha Iyo Dibadaba Wasalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu;Bacda Salaanta Islaamka,
Waxaan Ku Bilaabaya (Tusaal...
April 21, 2012
-
Wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya!! Qaybtii 3aad
Marka runta laga hadlayo, culayska arintaha laga wada hadlayo iyo Wasiirada Somaliland iyo Soomaaliya u soo dirteen aad iyo aad ayey u kala miisaan weyn yihiin .)
Cida hindisaha wada ...
April 20, 2012
-
Hambalyo Suldaan Cali Salebaan Maxamed
Suldaan Cali Salebaan Maxamed ayaa maanta lagu caleemo saaray Magaalada Mandheera oo 67-KM u jirta Magaalo madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera. Munaasibada Caleemo saarka oo ahayd madal aad loo qurxiyey...
April 20, 2012
-
Ogaysiis Muhiim Ah Oo ka Yimi Suldaan-ka Guud Ee Beesha Habar-Yoonis Suldaan Mohamed Suldan Hersi-Qani.
Waxa dhamaan si sharaf iyo mudnaani ku jirto loo ogaysiinayaa Qurbe-joogta iyo dadweynaha kale ee ku hawlan soo uruurinta taakulayntii iyo Mucaawinadii loogu talo galay in la gaadhsiiyo, dadkii xoolo ...
April 20, 2012
-
CabdiraxmaanCabdilqaadir: Yaa U Aanooba Godobtiisa! Qalinkii Maxamed Baashe X. Xasan
“Dheeshanlaygugiirtee
Gefkalaguheshiisyahay
Meegarsooraheedii”!
IntaaanlagagarniqinxilkaCabdiraxmaanCabdilqaadirFaaraxma lagaqaadayaaiyolagamaqaadikaro, yaa,markahore,...
April 20, 2012
-
Madaxweyne Siilaanyo: Halyey aan u Qalmin Xag-xagasho
Eray sami wuxuu jaro
Soof iyo bilaawiyo
Soodh laguma gooyee
Umad sabo ku wad nool
Oo seedi iyo xididiyo
iyo Soof wadaago ah
Suladkiyo ardaayada
Olol iyo dab haw sudhin
Wax hadaad saluugtana
C...
April 19, 2012
-
Beesha Bariga Burco, Waxa ay aad Uga Xuntay, Falkii Macangagnimada ahaa ee Lagula Kacay C/raxman C/qadir. by DACAR.
Dhamaanba Aqoonyahanka, Waxgaradka, Odayada, Culimaa Adiinka, Haweenka, Ardayda, Iyo Salaadiinta Beesha bariga Burco Waxa ay Aad Uga Xun yihiin Falkii Macagagnimada, nacasnimada ahaa ee Lagula...
April 19, 2012
-
ILmaha Ku Jira Uurka Hooyada ka soo Jeeda Dunida koowaad, Waxa uu Dayn dulsaar ah ku leeyahay 12 Carruur ah oo ku nool Dunida saddexaad. Dhibaatada Africa loo Gastay iyo Daynta loo Haysto. Dunida Eebay inagu uumay ama inagu abuuray ayaa dadka ku nooli
Dhibaatada Africa loo Gastay iyo Daynta loo Haysto.
Dunida Eebay inagu uumay ama inagu abuuray ayaa dadka ku nooli u kala qaybsan yihiin kuwa dhinac kasta hore uga maray, kuwaas oo isku magacaab...
April 17, 2012
« Previous Page — Next Page »
|
MAQAL/MUUQAAL
-
Hambalyo Dhalasho Wacan MOHAMED ABDILAHI ALI BURAO
-
WASIIR MAHAMOUD XAASHI CABDAW BURCO WALI BALANTAADII WAY SUGAYSAA,EE MAXA BAAJIYAY?BY SIDIIQ SH FARAH GABAAR.
-
Xukumadii Rayaale Soo hadal Qaadka Somalia Wuxuu Ahaa Sidii Qof Danbi Galay, Ee Maxaa Is Badalay? Mukhtaar Cabdi Sheekh (Bulshaawi)
-
Cabdiraxmaan Cabdilqaadir: Yaa U Aanooba Godobtiisa!
-
Talo iyo tilmaamo kusaabsan shirka wadahadalada Somaliland Iyo Somalia muxuuse ahaa magicii inaga dhexeeyey
-
Xildhibaan Cali Mareexaan ayaa gaadhi Surf ah gudoonsiiyey maamulka degmada Qoryaale
-
Garabkii Lagaga Guulaystay iyo garabkii Guulaystay tartankii Shirgudoonka Baarlamaanka, Deegaanada Ay Kasoo Kala Jeedaan Iyo Xildhibaanada Ka Seexday Codkii La Qaaday
-
Can You Hear Me, MR PRESIDENT, Madaxweynow may Maqlaysaa, Mr PRESEDENT Are You Clean On Corruption. Mudane Madaxweyne Nadiif Adigu Ma Ka Tahay Musuqmaasaqa.?Hadii aad ka Tahay WHY..?. by Dacar
-
Hambalyo Hambalyo Dhalasho Farxadleh Omer Sh Farah Gabaar Iyo Marwo Salwa Ismail Diiriye oo Mataano ugu Dhasheen Dalka Kuwait, Mataanaha Waxa Loo Bixiyay Salman Omer Iyo Sara Omer Sh Farah Gabaar, Waxa Hambalyadan Diraaya Dhamaanba Reer Sh Farax Mahamud Gabaar iyo Caruurtooda, Iyo Ehelkan Kale Ee Hoos Ku Qoran. waxanu Leenahay Ilaahay haydiinka Dhigo Awlaad Khayr Qabta Oo Diintooda Iyo Dadkooda Iyo Dalkoodaba Anfaca Aamiin Aamiin.
-
Mayiirka Casimada Hargaysa Ayaa Tacsi Udiray Cidanka Boliska Iyo Shacabka Reer Somaliland Ee Uu Kabaxay General Maxamed Saqadhi Dubad
-
TACSI INNAALILAHU WA INA ILAYHUN RAJUCUUN ANIGOO AH ABW.SIDIIQ SH FARAH GABAAR WAXAAN TACSI BALAADHAN U DIRAYAA SHACABKA IYO XUKUMADA SOMALILAND IYO EHELKII UU KA BAXAY TALIYIHII BOLICE SOMALILAND MAHAMED SAQADHI DUBAD.ILAAHAY HA U NAXARIISTE,
-
Madax Waynha S/land Axmed Silanyo Waxa uu Tacsi Udiraya Dhamaan Cidanka Booliska Iyo Shacbiga reer S/land Ee Uu ka Baxay General Maxamed Saqadhi Dubad
-
Gudoomiye Ku Xigeenka Koobaad Ee Baarlamaanka Waxa Xaq U Leh Baashe Mahamed Farah Haloo Haniyeeyo Si Gobanimo Leh Oo Halagu Taagero By Sidiiq Aw Farah Gabaar.
|
MAQAALLO XUL AH
|