|
Maqaalo xul ah
-
BIYO KULULE goob hada uun la fahmay iyo deegaanka oo dhib ku qaba dadka Imanaya Qalinki Suleymaan Cabdisitaar
Waxay ahayd galab gaaban oo qoraxdu godka ku dhawdahay markii aanu soo gunaanadnay kana soo dareeray aqoon iswaydaarsi aanu dhawr maalmood u joognay magaalo Xeebeeda Berbera markii aanu isla qaa...
February 22, 2012
-
Dhammaan Hawl-wadeenada Shabakada Golis news waxa ay Hamabalyo u dirayaan Meherka Saciid Khadar Cabdillaahi iyo IDil Nuux Cige
Hambalyo Meher Wacan
Aqal-galkiina ku Gaadha Bash Bash iyo Barwaaqo
Aabo Khadar Aw Cabdillaahi Aw Axmed, Hooyo Xaliimo Jibriil Kaahin, A/nuur Khadar Cabdillaahi, Rooda Khadar Cabdillaahi iyo Inn...
February 20, 2012
-
War-saxaafadeed – Xil kaqaadis abaanduulihii hore ee Ciidamada Somaliland
War-saxaafadeed
Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu xilkii ka qaaday Abaandulihii Hore ee Ciidanka Qaranka JSL, kuna magacaabay Abaanduule cusub.
Madaxweynuhu:-
...
February 9, 2012
-
War-saxaafadeed ay noo soo gudbiyeen weftiga Madaxweynaha Somaliland
War-saxaafadeed
Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftiga uu hogaaminaayo ee ku sugan Dalka Ethiopia ayaa maanta (07/02/2012,) waxa ay kulan la yeesheen Ra’iisal wasa...
February 7, 2012
-
Why the international community has to come together to help Somalia – By William Hague
In September 1992 Foreign Secretary Douglas Hurd visited Mogadishu. He could not have known that it would be 20 years before any of his successors set foot in the country again. Shortly after his visi...
February 7, 2012
-
ISKA SOO KUUDUDKEENA IYO DUNIDAN SII KULULAANAYSA
Isbedelka cimilada ayay culimada saynisku saadaalinayaan inuu qarnigan 21aad meel halisa gaadhi doono tan oo ay sababyso dikhawga hawada ee ay samaynayaan dawladaha xaga warshadaha ka horumaray,...
January 31, 2012
-
Marital bliss cut short by Shabaab militant’s bullet
By STELLA CHERONO Daily Nation Jan 28, 2012
Less than a month ago, Mrs Doreen Magak took a vow with her newly-wed husband that they would stick together till d...
January 30, 2012
-
Xoghayihii guud ee urur siyaasadeedka DALSAN oo iska Casilay xilkii uu ururkaas u hayay
Hargeysa (Golisnews) 29/01/2012 waxa maanta xilkii si lama filaana isaga casilay Xoghayihii guud ee urur siyaasadeedka DALSAN mudane Maxamed Axmed Col ujoog, waxa uu sidaas ku sheegay mar uu maant...
January 29, 2012
-
Dagaal khasaare dhimasho iyo dhaawac sabababay oo ka dhacay Widh widh
WIDHWIDH(golisnews)Shalay ayaa waxaa dagaal sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba oo dhexmaray maleeshiyooyin kasoo laabtay Taleex iyo kuwo hore ugu sugnaa Tuulada Widh widh ayaa sabababay dhimash...
January 26, 2012
-
Abdi Ismail Samatar oo abaabul Somaliland Lagaga soo horjeedo ka wada South Afrika
Pretoria(Golisnews) Prof: Abdi Ismaaciil Samatar oo ah dadka sida weyn somaliland uga soo horjeeda isla markaana ka faaqida warbaahinta xumaanta somaliland ayaa waxa uu dhawaan socdaal ku maray guud a...
January 24, 2012
Next Page »
|
MAQAL/MUUQAAL
|
MAQAALLO XUL AH
|