Golisnews » News

Labada Gole Ee Wakiilada iyo Gurtida S/land Aaya Ucodeeya inay Xukumada somaliland ka qayb gali karto shirarka somaliya Haddii Anay Dhawacayn Qadiyada somaliland
Hargeisa(Golisnews)Fadhigan manta oo ay wadajir uqabteen labada gole e e wakilada iyo gurtida s/land

Fadhiga ayuu shirgudoominayay gudoomiyaha golaha wakilada s/land c/raxmaan maxamed c/lahi (cirro)

Ayaa ka soo qayb galeen xubno katirsan golaha wasirada Somaliland

Wasirka arimaha dibada s/land dr .maxamed c/lahi cumar ayaa warbixin dhinacyo badan tabanaysa ookaga waramay qabka somaliland uga qayb galayso shirka lawadoin lagu qabto magalada london ka jeediyay fadhigii manta ee golayaasha s/land

Waxa uu tilmamay  inay Somaliland kaga qayb galyso qab lamida dawaladah calamiga ah

Wax uu sheegay inaay xukumadu kaga qayb galayn qabka somliya mamuladeedu uga qayb galayaan

Waxa uu xusay inaanay ku jirin road mapka somalilaya ee ay kahadlayaan arimaha argagixisada ,ladagalanka budhcad badeeda .

Waxa uu sheegay inay Somaliland qadiyadeeda ka sheegan karto madshasi

Qaar kamida xil dhibaanada golayaasha ayaa su ‘aalo ku sabsan san qabka somaliland uga qayb galayso shirka london

wasirka arimaha dibada somaliland ayaa su’aalahasi u gajawabay xil dhibanadasi

xildhibaan maxamed farax qabile oo katirsan golaha wakilada somaliland ayaa isgu kabiyo diiday shirkasi london waxanu kabaxay holka shiraarka ee golaha ee ay ku sug nayeen xildhibaanadu

Gudoomiyaha golaha wakilada md.c/raxman cirro oo fadhigan shir gudoominayaay ayaa xil dhibaanada

Ku war galiyaay inay u codayn doonan in kabid iyo wax kabadal lagu sameeyo xeerkii ay hore u an saxiyeen golayaashi hore kasi oo mab nucayay in laga qayb galo ama lala fadhisto meel laga ga hadlayo arimaha somaliya

Waxana oo goladay in xeerkasi kabid iyo wax ka badal lagu sameeyo 101

Waxa diday 3 mudane

Waxa ka Amusay 4 mudane

Gudomiyuhuna muu codayn sidaasi ayaan u ku ansaxay xeerkasi oo u ogalanay xukuumada Somaliland inay ka qayb gasho melaha ay kusoobandhigi karto qadiyadeed gobahasi oo anay ka imanay wax wax u dhimaya qadiyada iyo jiri tanka somaliland.

Mukhtaar Ismail ALI

Hargeisa/office

Golisnews@gmail.com

“Aniga Waligay Askari La Igama Qaban La Iga Qabanmayana Waligayna Askari Ma lumin” General Maxamed Xasan (JIDHIF)
Hargeisa(Golisnews) Taliyaha cidanka qaranka s/land General maxamed xasan c/lahi (jidhif) ayaa manta hambalyo udiray cidamada qaranka Somaliland

Waxa kale oo uu kahadlay dagalkii dhawan ku dhexmaray cidamada qaranka s/land iyo maleeshiyo beeledka reer buhoodle  waxanu sheegay inanu wax dagali hi dhexmarin cidamada qaranka s/land iyo maleesahi wax u yidhi: “cidamada qqaranka somalilalnd wax alale wax cidana oo ay dagalameen majiro waxa dagalamay laba kooxod oo midna s/land tageersantahay oo diidana in cali khalif galaydh didan iyo qar tageersani ay ku dhexmaray dagalkasi anaguna wanu kale dhex galay  wax cidana oo ani ga la iga qabsaday majirto la iga qabsan mayana waligayn askari maan lumin”

Waxa kale oo uu sheegay  general jidhif in habeenkii xalay magalada jigjiga ee dalka itobiya lagu xidhay qalaase wada cali khliif galaydh

Mukhtaar ismail Ali

Hargeisa/office

Golisnews@gmail

Madaxwaynaha s/land md.Axmed Maxamed Maxamuud silaanyo Ayaa Hambalyo u diraya Cidamada Qaranka S/land Munaasibada Sandgurada 19aad Ee Asaska cidanka Qaranka
Hargeisa(golisnews) warsaxafadeed kasoo baxay qasriga madaxtooyada s/land ayuu madax waynaha somaliland axmed maxamed maxamuud silanyo hambalyo ugu dirayaa cidamada qaranka somaliland

HAMBALYO MADAXWEYNE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Xuska Sannad Guurada 19-aad ee Ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo ku beegan maanta oo ay taariikhdu tahay 02.02.2012, Meel kasta oo ay joogaan, Xaasaskooda iyo Caruurtooda.

Madaxweynuhu waxa uu ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, illaahay uga baryayaa inuu ku guuleeyo xilka Culus ee ay dadkooda iyo Dalkooda u hayaan, Shacbiga Reer Somaliland-na waxa uu ugu baaqayaa, in ay Ciidamadooda la garab istaagaan Muruq, Maal, iyo Maskax.

Madaxweynuhu waxa uu illaahay uga baryayaa in uu Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland sannadkan, sannadkiisa ku gaadhsiiyo Horumar, Bash-bash iyo Barwaaqo

ALLAA MAHAD LEH

Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.a

Mukhtaar Ismail Ali

Hargeisa/office

Golisnews@gmail.com

GUDOOMIYA XISBIGA UCID OO MANTA KULAN LAYEESHAY WAFTI KA SOCDA DAWLADA INGRISKA
Hargeisa(golisnews)Waftigan ayaa ka koobna laba xubnood oo ka socday safarada dawlada ingirsku ku leedahay magalada adis abab ee dalka itobiya waxanay waftigani kulamo layeesheen  masuliyinta xisbiga mucaradka ah ee UCID kulanka ayaay kula qateen hotel mansoor ee mgalada hargayasa

Kulankasi kadib waxa saxafada la hadlay hogamiyaha xisbiga mucaradka ah ee ucid eng.faysal cali warabe waxanu xusay inay ka wada hadleen”waxanu kawada hadalnay wixxi xisbiga ucid uga dhiman iyo sidii somaliland uga qayb galilahayd”sida waxayidhi faysal cali warabe

Waxa uu tilmamay in mawqifka ay ucid  ay katagan yihin shirka London waxa uu sheegay ina marka Somaliland go ‘aan ka qadato ka dib ay go’aankadib ayanu soo sari g’ankayaga

Waxa uu xusay inay kawada hadleen maqamka Somaliland shirka ka istagayso wax uu xusay inay  uu waftigu u sheegay in ay istaj gara Somaliland kaistagayso .

Waxa isaguna dhankiisa ka gabsaday inuu saxafada la hadlo christen adam oo ah xoghaya kowad ee safarada in giriska ee magalada adis ababa

Waftigan ka socda dawalada ingriska ayaa dalka u yimid sidii uu masuliyiinta Somaliland ugadhadhicin lahayeen inay ka soo qayb gali lahayeen shirka London

Mukhtaar Ismail Ali

Hargeisa/office

Golisnews@gmail.com

MADAXWAYNAHA S/LAND AXMED SILANYO AYAA LA KULMAY MANTA WAFTI UU HOGAMINAYO WASIRKA HORUMARINTA IYO ISKASHIGA DENMARK
Hargeisa(golisnews)Waftigan oo uu hogaminayo wasirka horumarinta iyo iskashiga cristian friis bach ee dalka Denmark

Waftigan aya ka koobna 12 xubnood oo ah diblamasiin xogahyno safiiro iyo wariyaayaal calamiya

Wax waftigani kulamo kulayeeshen aqalka barlamnka s/land shir gudoonka golaha wakiilada

s/land waxanay kawada hadleen sidii loo horumarinta abada dal

waxa uu waftigu waxa uu shir albaabadu uxidhnayen layeeshay madaxwaynaha s/land md.axmed maxmed maxamuud (silaanyo).

Markii uu kulankasi soo dhamaday aya wasirka horumarinta iyo iskashiga dawalda ingiriisku ugawarbixiya warfidiyeenada ujeeda socdalkooda iyo waxii ay kawadahadleen madaxwayaha s/land axmed maxaed maxmuud (silanyo)”waxnu kawadahadlnay sidii anu xafiis uga furanlahayn Somaliland iyo inaanu katageerno Somaliland dhinaca nabada iyo dimuqradiyada “ ayuu yidhi Christian friis bach

Madax waynaha s/land axmed silaanyo aya isna dhankiisa ugawaramay saxafada wixii ay ka wada hadleen waxnu yidhi.”waxnu islasoo qadnay sidii ay noga cawin lahayeen dhinaca dawladaha hoose “

Waftigan ayaa noqonay waftiigii uhoreyay ee maqam sara leh ee dalka Denmark ee soogadha s/land sandkan

MUKHTAAR ISMAIL ALI

HARGEISA/OFFICE

Golisnews@gmail.com

ISKA SOO KUUDUDKEENA IYO DUNIDAN SII KULULAANAYSA
Isbedelka cimilada ayay culimada saynisku saadaalinayaan inuu qarnigan 21aad meel halisa gaadhi doono tan oo ay sababyso dikhawga hawada ee ay samaynayaan dawladaha xaga warshadaha ka horumaray, isla markaana waxa uu dikhawgaasi dhaawacay atomosphere ka ama  lakabka hawada ah ee falaadhaha cadceeda ka celiya dhulka  si aanay ugu dhicin si toos ah oo aanay u waxyeelayn.

Isbedelkan cimilada iyo dunida sii kululaanaysa ayaa waxay sababaysaa isbedelo xoogan sida daadad waaweyn, abaaro bahsan iyo duufaano kuwaas oo saamayn doona waxbeerashada, dhuldaaqsimeed iyo meelaha yare e kaymalayda ah isal markaana waxay guuriyaan ciida nafaqada leh ee lakabka sare ee dhulka.

Inakoo ka mida  dadka aan dhibta u geysan hawada isla markaana aan xadi buuran oo c02 Ku sii dayn oo aan lahayn warshado wasekheeya hawada oo ku sii daaya, marka laga tago ta aynu xaalufinta iyo nabaadguurista kuhayno, ayaan ka badbaadayn hagardaamada iyo halista ay leedahay ee ay si toosa inoo saamayn doonta.

Iyadoo taas had iyo goor laynoo sheego ayaynaan hadana isku dayin sidii aynu wax ugu darsan lahayn dhimista iyo ladagaalanka cimilada isbedelaysa.

Si kataba ha ahaatee anigoo ogsoon in ay jiraan khubaro iyo aqoonyahan arintan ka soo jeedin kari lahaa talooyinka ugu muhiimsan ee wax lagaga aban lahaa, hadana waxaan talo ku soo jeeinayaa dhawr qodob oo kooban oo aan u arko in lagu yarayn karo cimiladan isbedelaysa doorkeenana kaga qaadan karo.

In ururada bulshadu tixgelin gaara siiyaan muhiimada arintani leedahay isla markaana xooga saaraan sidii wax loogu qaban lahaa.

In xukuumadu samayso siyaasad mug iyo miisaan leh oo lagu waajahayo arintan

In la dhiiri geliyo dalag beerashada, dhirbeerista iyo barnaamujyada lagu dhawrayo deegaanka iyo cimilada isbedelaysa

In dawladu ku darto Manhajka iskuulada Hoose, Dhexe iyo sareba daryeelka iyo horumarinta Deegaanka

In shakhsi kasta uu ku darsado qorshihiisa sidii uu uga qayb qaadan lahaa dhimista dkhatarta dunida sii kululaanaysa iyo daryeelida deegaanka.

Waxaan qalday shaydaanbaa iska leh intaan asiibayna Eebaa ku mahadsan

Qormadii iyo Qalinkii

Suleymaan Cabdisitaar Dubad

Hargeysa Somaliland

cabdisitaar@hotmail.com

00252-2-4430873/9430873

NABADA HALAGA SHAQEEYO OO URURADU HAKA SHAQEEYEN XISBIYADU HAKA SHAQEEYEN QARBAA SUBSTION AH OO LA SHEEGAYAY”Gudomiyaha urur siyasadedka udhis ibraahin dhagawayne
Hargeisa(Golisnews)Gudoomiyaha urursiyaadadeedka UDHIS ibarahin dhagawayne ayaa uu gu baaqaydawayanha s/land meel kasta ooy jogan  inay colaad ljoojiyo  waxa uu ugu baqay in ala sameey nabadgalyo

waxanuu yidhi ” nabada halaga shaqeeyo oo ururada haka shaqeeyan xaqsoor haka shaqayso xisbiyada mucardku haka shaqeeyan qaar sabstayshano ayya lagu sheegayeaanu sab isay shan ka hadli maaye”

waxa uu tilamaaay waxa  uu bulashada soomaliland uugu baaqay inay nabada ka shaqeeyan waxa uu yidhi ” caolad wiil baa ku dhintee wiil ku madhasho ”

madashan uu hadalada ka jeediyay ayaa ahay xafiis cusub oo xibiga xaqsoor xafiis cuub kaga furanay magalada hargaysa

oo ay kasoo qayb galeen masuliyiinta ururada cusub.

Mukhtaar Ismail Ali

Hargeisa /office

Golisnews@gmail.com

Diyaarad Aan Lagaranay Cidale OO Manata Fadhisatay Garoonka Hargaysa EE Cigal International Airport
Hargeisa(golisnews)Diyaraadan oo aha nooca qumatiga ukaca ayaan la garanay haybteeda aya soo fadhisatay garoomnka diyaradaha magalada hargayasa

Diyaradan aya garoonka fadhiday mudo kooban cidamad amaanka ee garoonka joga ayaan wax dhaqdhaqa u mujin

Kadib na wax kacday diyaradii

Sarkal katisan mauliyinta garoonka diyaradah oo Golisnews wax kawaydisay ayaa sheegay inaanu garanay cida leh diyarada

Cidamada amankaee garoonka iyo masuliyiinata wasarada dulista hawada ayaan iya jawaab cd ka bixin ilaahada diyarada

Mukhtaar Ismail Ali

Hargeisa/office

Golisnews@gmail.com

Cali Warancade Ayaa Ku Edeyay AUGSTIN mahiga Inu ka dambeeyo mamulka KHATUMO Seeg
Hargeisa(golisnews)Wasirkii hore ee dulista hawada oo manta si kooban ugu warmayay tvg slsc iyo shabakada Golisnews ayaa kahadalay dagalki

Dhawan ku dhexmaray cidamada qaranka iyo maleeshiyo beeleda reer buhoodle

Waxa uu xusay cali maxamed waran cade inuu dagalkasi cidi dabada karixaysowaxanu yidhi “ dawlado aynu cadaw nahay  oo aynu jar nahay sida somalilaya waxa kale oo dabada kawada dagalka  Austin mahiga  oo anu cadaw nahay waxan ogahay inuu haydaha wadanka joga ku jidhi la shaqeeya khaatumo state of somlya wana dad badani u haystan inuu Somaliland saxib lalayahay

Waxa kale oo uu ka hadlay xidhiidhka Somaliland iyo itobiya oo mudooyinkii udambeyay laga dayrinay waxanu ku sababeeyay cali waran cade xidhiika cusub eee s/land layelatay dawalada masar waxana isago kahadlaya uu yidhi “ anaga dawalad itoobiya marki hore axiib banu ahay imika wax xumeeyay dawlad masar ee aynuu la saxib nay “

Waxa uu sheegay inay maclimiintan ay masaridu inoo keenan ay kale yihiin dano kale waxanu cali waran cade isagoo arimaha ka hadlaya yidhi “ anu dhawr shaqaan aqan macalinimadan wax kale ayaa ku hoos jir tana waa la garanay anaguna wanu garanayna dawladaha jarkuna way garanayan”

Waxa uu til mamay inay xukumada Somaliland ka firsato dawooyinka inoo ga imanaya dalka masar

Waxa uu xusay cali mxed waran cad inu yahay musharax kaiya ee u tagan xisbaiga udub inuu yaha isaga

Madaxtinimada

Mukhtaar  Ismail Ali

Hargeisa /office

Golisnws@gmail .com

xildhibanada Golaha Wakiiladu Cod ku meel mariyeen Ajandaha kalfadhiga 17aad
Hargeisa(golisnews)Fadhigii manta ee golaha wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayaay gudoomiyaha golaha wakiilada s/land c/raxmaan maxamed c/lahi (ciro)

Ayaa xiladhibaanad golaha wakiilada dood adag kadib waxay cod aqalabiyada ku meel mariyeen ajandaha kalfadhiga 17aad

Xildhibaanad madasha kasoo xadiray ayay tiradoodu dhamayd 38 mudane

Waxa ajandaha kalfadhiga 17aad inuu meel maro ucodeeyay 36 muddane

Hal mudane uu ka aamusay

cid diiday may jirn gudoomiyuhuuna muu caday

sidaasi ayaanu ku aansaxay ajandaha kalfadhiga 17aad

Mukhtaar ismail Ali

Hargeisa/office

Golisnews@gmail.com