-
Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Ayaa cambareyay Xadhiga Wariyihii Telefishanka Royal iyo Waaheen c/laahi xuseen darwiish oo laba maalmood ku xidhan salldhig ku yaala magaaladda Ceergaabo ee xarunta Gobolka sanaag.
Hargeisa(Golisnews) Urur Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa cambaareeyay xadhiga Wariyihii Telefishanka Royal iyo Waaheen c/laahi xuseen darwiish oo laba maalmood ku xidhan salldhig ku yaala magaal...
April 26, 2012
-
Eng. Maxamed Xaashi Ayaa Ka Hadlay Xaaladda Dalka, Xil ka qaadistiisii, Tabashada Ururada Diiwaangelinta ku hadhay, Is Casilaadii laga diiday iyo talooyinka uu Madaxweynaha u diray
Hargeysa(Golisnews)-Wasiirkii hore ee maaliyadda Md. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa ka hadlay marxalada uu dalku marayo, tabashada ururada ay guddiga diiwaangelintu sheegeen inay ku hadheen wejigii hore e...
April 24, 2012
-
Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Ayaa Maanta Guda Gashay Dhagaysiga Dacwada Boqor Cismaan Aw Maxamuud Burmadaw
Hargeisa(Golisnews) waxa maanta markii u horayasay la horkeenay maxkamada gobolka maroodijeex boqor cismaan aw maxamuud buurmado oo inka badan bil ku xidhnaa xabsiga dhexe ee magalada hargaysa
dhag...
April 24, 2012
-
Wasirka Ganacsiga Ayaa Sheegay Inay Kor U kaca Shidalka Ay keento Cabsida Budhcad badeeda Laga Qabo
Hargeisa(Golisnews) Wasirka wasarada ganacsiga warshadaha iyo dalxiiska c/risaaq khaliif axmed ayaa manta warbixin dhinacyo badan tabanaysa oo uu kaga hadlay hawlaha wasarada u wasirka ka yahay qarank...
April 23, 2012
-
Wasir Duur Ayaa Luqad Adag Kula Hadlay Ururadii Hadhay Ee Damacsana Inay Sameeyan Mudaharaadka
Hargeisa(Golisnews)Wasirka arimaha gudaha Somaliland maxamed nuur carale duur oo manta shir jaraaid ku qabtay xarnta wasrada arimaha gudaha Somaliland ayaa digniin culus udiray ururadii ku gul darayst...
April 22, 2012
-
Sagaalkii Urur-siyaasadeed Ee Hadhay Oo Si Wada-jir Ah U Shaaciyey Mudaharaad Socon-doona Saddex Cisho, Xukuumadda Eedaymo Culus U Jeediyey
Hargeisa( Golisnews) shirkan jaraid oo ay manta si wadajira ugu qabteen hogaanada siyaasada ee 9 kii urur kau hadhay qimaynta magalad hargaysa ayaa sheegay inay tageerayashooda meelka sta oo ay gu...
April 21, 2012
-
Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Xafiiskiisa Ku Qabilay Augustine Mahiga
Hargeisa(Golisnews) Madax waynaha somaliland axmed silanyo ayaa xafiiskiisa ku qabilay ergayga qaramada midobay u qabil san somliand iyo somaliya Augustine Mahiga sidaasi waxa lagu sheegay warsaxafa...
April 21, 2012
-
War Degdega: mudaharaad balaadhan oo ururadii guuldaraystay ay ku baaqeen
Hargeysa(Golisnews) waxa maanta xafiiska urur siyaasadeedka JAMHUURIGA ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen 9kii urur siyaasadeed ee tartankii ururada siyaasada ku guuldaraystay.
kulankan ayay kaga d...
April 21, 2012
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka UDHIS Ibraahin Dhagawayne Ayaa Si Waayn Uga Soo Horjeestay Natiijadii Ay Ku Dhawaaqeen Gudida Diwaan galintu
Hargeisa(Golisnews) Gudomiyaha urur siyaasadeedka UDHIS Muj.Ibraahin dhagawayne ayaa manta si xoogle ugasoo hor jeestay nayijadii ay ku dhawaaqeen gudiga diwaangalinta ururada iyo ka lasarida asxabta ...
April 20, 2012
-
Gudida diiwaangelinta ururada Siyaasada oo ku dhawaaqay 6 urur oo u gudbay tartanka golaha deegaanka
Hargeysa (Golisnews) waxa maanta gudida diiwaangelinta urrada siyaasadu soo saareen go'aan gudi oo ay ku soo saareen 6 urur siyaasadeed oo ku guulaystay ka mid noqoshada ururada u ordaya doorashooyink...
April 20, 2012
« Previous Page — Next Page »