Comments for Golisnews

Comment on BIYO KULULE goob hada uun la fahmay iyo deegaanka oo dhib ku qaba dadka Imanaya Qalinki Suleymaan Cabdisitaar by Rooda
mahadsanid walaalkay Sulieman Abdisitaar Dubad aad baad ugu mahadsan tahay sida fiican ee aad nooga wada dhargisay qormadan aad kaga waramayso goobtan BIYO KULUL oo in muddo ahba bulshadu si weyn u hadal haysay, inbadani tagtay ina u qorshaysan tahay inay tagaan sidayda oo kale. talo iyo tusaaleba waad ku mahadsan tahay.

faa’iidooyin badan ayaad ka keentay safarkaagaa marka laga yimaado aqoons iswaydaarsigaasi aad ugu baxdeen berbera.maanta magacaagii baa dhab u cadaysay.

thanks sulieman samataliye

Comment on Madaxwaynaha Somaliland Axmed Silaanyo Ayaa Dalka Dib Ugu Soo Labtay Ayaa Ka Hadlay Dagalka Buuhodle by Somaliland Ha Noolato, Cadowgeedu Ha Jabo
Siilanyo ma dulli baa? Waar dalkan waa la soo weerarey waa maxay baaqyo nabadeed? Reer Somaliland tv-ga, radiowga iyo meel walba waa in gubaabo laga bilaaba oo dagaalka gala la yidhaahda. Ganacsatadu waa inay hub iyo tikniko keenta. Dagaal baa lagu helaya ictraaf iyo jabka cadowga, hadal nacnac ah 20 sanadood waxba lagu heliwaaye!

Comment on Waasirka Gashandhiga S/land Axmed x.cali Cadami Ayaa ka Hadaly Dagalkii Buuhoodle Waxa uu Sheegay inay Cidamada s/land Ku Suganyihiin Xeroyinkoodi by Somaliland Ha Noolato, Cadowgeedu Ha Jabo
Hadaladan miskiinimadu ka muuqato ayaa soo dhiirigelinaya in cadowga Somaliland kolba marka kale sii bato. Siilanyo ha is casilo waxa kama yaqaane difaac qaran, wuxu meeshan uu yimi burburitna Somaliland.

Dagaalkan uu kolba joojinayo, maxay tahay, yaa sidaas uu dagaalama? Waar dagaalku ujeedo ha lahaado, buhoodle ha la galo, ileen askartu ujeedo ha uu dagaalamaan ee. Waa maxay ciidanku xeeryoyinkooda ayay ku jiraan? Dee cadowga miyaa la iska eeganaya intu maalin dambe ina soo weeraro? Maxa chaanis loo siinaya ay dib isku soo hubeeyaan?

Ta kale dagaal waxa muhiim ah tirada ciidamada aad dagaal gelisid iyo hubka, labadaasna midna Siilanyo waxba kama yaqaano,w ax kale iska dhaafe dalka kamu sheegin in dalkeena la soo weerarey, maba uu fahmin in TFG iyo majerteenia waxan wado.

Ciidamo kale ha la qoro, dagaalku waa kii Somaliland iyo Somalia ku kala bixi lahayeen, ta kae gubaabintu meeye, Siilanyahan nabada ku waashay miyaanu fahmayn in dagaal marku dhaco la dagaalami, naabdu ha ino dambeysee waxa ka horeeya guul laga gaadho dagaalka,

Comment on War Deg-Deg Ah Ciidmadda Somaliland Iyo Maleeshiyaadka Puntland Oo Dagaal Culusi Ku Dhex Marayaa Jiida Horre Ee Gambadha by Somaliland Ha Noolato, Cadowgeedu Ha Jabo
Waa dagaalki Somaliland iyo Somalia oo bilaabmay!!!!!!!!!

Dhamaan reer Somalililand meel uu joogo ha galo dagaalka, difaaca qaranku waa waajib ina wada saaraan.

Dhamaan ganacsatada waaweyni midkoodba waa inu maanta 50 babuur oo tikniko keena!!

Waxa cadowgu uu socda waa burburinta Somaliland iyo xasuuqa reer Somaliland guud ahaan gaar ahaana Isaaq wixi sheegta.

Borame, Hargeisa, Gabiley, Berbera, Burco, Ceel Afweyn, Gar adag, oodweyne, salaxley, baligubadle, faraweyne, iyo dhamaan dalka intiisa kale ha laga keeno askar, dagaal waxa lagu badiya tirada ciidamada iyo hub wanaagsan!!!

Comment on Ciiidamada qaranka Somaliland oo Afarta kooneba ka qabsaday Buuhoodle iyo maxaabiis badan oo ay gacanta ku dhigeen by long live somaliland
mansha alah cidamada qaranka somaliland waxay ku mahadsan yihiin siday ula dagaalameen maleyshiyaadka isku magacaabay khaatumo seeg ,waxaanaan usooo jeedinayaa cidamada qaranka inay halkaa kasii wadaan ooo ay buufiyaan kaneecoyinka mesha ku nool

Comment on Ciiidamada qaranka Somaliland oo Afarta kooneba ka qabsaday Buuhoodle iyo maxaabiis badan oo ay gacanta ku dhigeen by khadra
kkkkkkkkkkkk

masha   allahu waag walee

Comment on Ciiidamada qaranka Somaliland oo Afarta kooneba ka qabsaday Buuhoodle iyo maxaabiis badan oo ay gacanta ku dhigeen by boy
war jabnayeey halagadaayo dagaalaka waxaan ma kid nahaya shacab reer somlilaane  miyaa walan tihiin  sowdin ka dhameeyey maleeshiyad kii yaraa aan ku doonaynay ian waxnaloo ogolaado war nagadaaya dee

Comment on Abdi Ismail Samatar oo abaabul Somaliland Lagaga soo horjeedo ka wada South Afrika by haabiil
Abdi Ismacil Samatar waa xume wade xasidnimo ay ka tahay oo neceb dadka  wadajirka reer Somaliland

Comment on Abdi Ismail Samatar oo abaabul Somaliland Lagaga soo horjeedo ka wada South Afrika by Rooda
Prof: Abdi Ismaaciil Samatar, timirtii horeba waa loo dablaayay, rag badan oo sidaada islahaa bililiqada somaliyeed doonta, ayaa hada nool ayay kaga baxaan la’a somaliya. oo wadamda dariska looga guraa noolkii ay ku bixi lahaayeen.

N.B Tusaale ayay u tahay in badan