GOLISNEWS

CIDAMADA SOMALILAND AYAA JABIYAYA MALESHIYO BEELDKII DAGALKA KUSOO QADAY IYADOO CALI KHALIIF GLAYDH DIRQI KAGA BAD BADAY CIDAMADA QARANKA S/LAND

Buhoodle(golisnews) dagagalkii galabta kadhacay duleedka magalada buhoodle ayaa la sheegay ina halkasi lagu jabiyaay maleeshiyadii weerarka soo qaday

wararka agasi naga soo gadhaya ayaa sheegay inay cidamada qaranka somaliland qabangadheen calikhliif galaydh oo isaguu malmahan ku sugna deegankasi

Sidoo kale ciidamda qaranka ee Somaliland oo markii hore magaalada u jiray 10 KM- ayaa iyaguna xaga magaalada u soo ruqaansaday, taasi oo ay la kulmeeniska caabin hase ahaatee ay jiidheen maleeshiyadii rasaasta kala hortimid, ciidanka qarnka ayaanay waxba ka ga dhiman dagaalkaasi, hase ahaatee waxa ku dhaawacmeen sadex askari, hal askarina ku geeriyooday mana jiraan wax khasaare ah oo ciidanka qaranka soo gaadhay, oo intaasi ka badani ilaa hada inta la hayo ,sidoo kale ma cada wax khasaare oo ilaa hada soo gaadhay dhanka kale. inkasta oo la sheegaayo dhimasho iyo dhaawac aad u tiro badan,

cidamada qaranka somaliland ayaa magalada buhoodle hada u jira 3km waxana cidamada somaliland amar lagu siiyay inay gacanta ku dhigaan cali khalif galaydh

lahada majiraan waxa kale oo wara oo kasoo baxaya khasaraha uu gaystay dagalka galbta ka qarxay deeganadasi

wwaxana la sheegay in maleshiyadii tabacsanayd cali khalif galadh ay firxadkoodii is urursanayan

cidamada qarnka somaliland ayaa gurmad xoogle ugujira cidamad dagalka ku jira ilahada xukuumada somaliland wax jawaba kamasoo bixin

Xafiiska Warqabadka Golisnews

golisnews@gmail.com

Leave a Reply

MAQAL/MUUQAAL
MAQAALLO XUL AH