Golisnews

Labada Gole Ee Wakiilada iyo Gurtida S/land Aaya Ucodeeya inay Xukumada somaliland ka qayb gali karto shirarka somaliya Haddii Anay Dhawacayn Qadiyada somaliland
Hargeisa(Golisnews)Fadhigan manta oo ay wadajir uqabteen labada gole e e wakilada iyo gurtida s/land

Fadhiga ayuu shirgudoominayay gudoomiyaha golaha wakilada s/land c/raxmaan maxamed c/lahi (cirro)

Ayaa ka soo qayb galeen xubno katirsan golaha wasirada Somaliland

Wasirka arimaha dibada s/land dr .maxamed c/lahi cumar ayaa warbixin dhinacyo badan tabanaysa ookaga waramay qabka somaliland uga qayb galayso shirka lawadoin lagu qabto magalada london ka jeediyay fadhigii manta ee golayaasha s/land

Waxa uu tilmamay  inay Somaliland kaga qayb galyso qab lamida dawaladah calamiga ah

Wax uu sheegay inaay xukumadu kaga qayb galayn qabka somliya mamuladeedu uga qayb galayaan

Waxa uu xusay inaanay ku jirin road mapka somalilaya ee ay kahadlayaan arimaha argagixisada ,ladagalanka budhcad badeeda .

Waxa uu sheegay inay Somaliland qadiyadeeda ka sheegan karto madshasi

Qaar kamida xil dhibaanada golayaasha ayaa su ‘aalo ku sabsan san qabka somaliland uga qayb galayso shirka london

wasirka arimaha dibada somaliland ayaa su’aalahasi u gajawabay xil dhibanadasi

xildhibaan maxamed farax qabile oo katirsan golaha wakilada somaliland ayaa isgu kabiyo diiday shirkasi london waxanu kabaxay holka shiraarka ee golaha ee ay ku sug nayeen xildhibaanadu

Gudoomiyaha golaha wakilada md.c/raxman cirro oo fadhigan shir gudoominayaay ayaa xil dhibaanada

Ku war galiyaay inay u codayn doonan in kabid iyo wax kabadal lagu sameeyo xeerkii ay hore u an saxiyeen golayaashi hore kasi oo mab nucayay in laga qayb galo ama lala fadhisto meel laga ga hadlayo arimaha somaliya

Waxana oo goladay in xeerkasi kabid iyo wax ka badal lagu sameeyo 101

Waxa diday 3 mudane

Waxa ka Amusay 4 mudane

Gudomiyuhuna muu codayn sidaasi ayaan u ku ansaxay xeerkasi oo u ogalanay xukuumada Somaliland inay ka qayb gasho melaha ay kusoobandhigi karto qadiyadeed gobahasi oo anay ka imanay wax wax u dhimaya qadiyada iyo jiri tanka somaliland.

Mukhtaar Ismail ALI

Hargeisa/office

Golisnews@gmail.com

“Aniga Waligay Askari La Igama Qaban La Iga Qabanmayana Waligayna Askari Ma lumin” General Maxamed Xasan (JIDHIF)
Hargeisa(Golisnews) Taliyaha cidanka qaranka s/land General maxamed xasan c/lahi (jidhif) ayaa manta hambalyo udiray cidamada qaranka Somaliland

Waxa kale oo uu kahadlay dagalkii dhawan ku dhexmaray cidamada qaranka s/land iyo maleeshiyo beeledka reer buhoodle  waxanu sheegay inanu wax dagali hi dhexmarin cidamada qaranka s/land iyo maleesahi wax u yidhi: “cidamada qqaranka somalilalnd wax alale wax cidana oo ay dagalameen majiro waxa dagalamay laba kooxod oo midna s/land tageersantahay oo diidana in cali khalif galaydh didan iyo qar tageersani ay ku dhexmaray dagalkasi anaguna wanu kale dhex galay  wax cidana oo ani ga la iga qabsaday majirto la iga qabsan mayana waligayn askari maan lumin”

Waxa kale oo uu sheegay  general jidhif in habeenkii xalay magalada jigjiga ee dalka itobiya lagu xidhay qalaase wada cali khliif galaydh

Mukhtaar ismail Ali

Hargeisa/office

Golisnews@gmail

Madaxwaynaha s/land md.Axmed Maxamed Maxamuud silaanyo Ayaa Hambalyo u diraya Cidamada Qaranka S/land Munaasibada Sandgurada 19aad Ee Asaska cidanka Qaranka
Hargeisa(golisnews) warsaxafadeed kasoo baxay qasriga madaxtooyada s/land ayuu madax waynaha somaliland axmed maxamed maxamuud silanyo hambalyo ugu dirayaa cidamada qaranka somaliland

HAMBALYO MADAXWEYNE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Xuska Sannad Guurada 19-aad ee Ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo ku beegan maanta oo ay taariikhdu tahay 02.02.2012, Meel kasta oo ay joogaan, Xaasaskooda iyo Caruurtooda.

Madaxweynuhu waxa uu ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, illaahay uga baryayaa inuu ku guuleeyo xilka Culus ee ay dadkooda iyo Dalkooda u hayaan, Shacbiga Reer Somaliland-na waxa uu ugu baaqayaa, in ay Ciidamadooda la garab istaagaan Muruq, Maal, iyo Maskax.

Madaxweynuhu waxa uu illaahay uga baryayaa in uu Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland sannadkan, sannadkiisa ku gaadhsiiyo Horumar, Bash-bash iyo Barwaaqo

ALLAA MAHAD LEH

Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.a

Mukhtaar Ismail Ali

Hargeisa/office

Golisnews@gmail.com

GUDOOMIYA XISBIGA UCID OO MANTA KULAN LAYEESHAY WAFTI KA SOCDA DAWLADA INGRISKA
Hargeisa(golisnews)Waftigan ayaa ka koobna laba xubnood oo ka socday safarada dawlada ingirsku ku leedahay magalada adis abab ee dalka itobiya waxanay waftigani kulamo layeesheen  masuliyinta xisbiga mucaradka ah ee UCID kulanka ayaay kula qateen hotel mansoor ee mgalada hargayasa

Kulankasi kadib waxa saxafada la hadlay hogamiyaha xisbiga mucaradka ah ee ucid eng.faysal cali warabe waxanu xusay inay ka wada hadleen”waxanu kawada hadalnay wixxi xisbiga ucid uga dhiman iyo sidii somaliland uga qayb galilahayd”sida waxayidhi faysal cali warabe

Waxa uu tilmamay in mawqifka ay ucid  ay katagan yihin shirka London waxa uu sheegay ina marka Somaliland go ‘aan ka qadato ka dib ay go’aankadib ayanu soo sari g’ankayaga

Waxa uu xusay inay kawada hadleen maqamka Somaliland shirka ka istagayso wax uu xusay inay  uu waftigu u sheegay in ay istaj gara Somaliland kaistagayso .

Waxa isaguna dhankiisa ka gabsaday inuu saxafada la hadlo christen adam oo ah xoghaya kowad ee safarada in giriska ee magalada adis ababa

Waftigan ka socda dawalada ingriska ayaa dalka u yimid sidii uu masuliyiinta Somaliland ugadhadhicin lahayeen inay ka soo qayb gali lahayeen shirka London

Mukhtaar Ismail Ali

Hargeisa/office

Golisnews@gmail.com

MADAXWAYNAHA S/LAND AXMED SILANYO AYAA LA KULMAY MANTA WAFTI UU HOGAMINAYO WASIRKA HORUMARINTA IYO ISKASHIGA DENMARK
Hargeisa(golisnews)Waftigan oo uu hogaminayo wasirka horumarinta iyo iskashiga cristian friis bach ee dalka Denmark

Waftigan aya ka koobna 12 xubnood oo ah diblamasiin xogahyno safiiro iyo wariyaayaal calamiya

Wax waftigani kulamo kulayeeshen aqalka barlamnka s/land shir gudoonka golaha wakiilada

s/land waxanay kawada hadleen sidii loo horumarinta abada dal

waxa uu waftigu waxa uu shir albaabadu uxidhnayen layeeshay madaxwaynaha s/land md.axmed maxmed maxamuud (silaanyo).

Markii uu kulankasi soo dhamaday aya wasirka horumarinta iyo iskashiga dawalda ingiriisku ugawarbixiya warfidiyeenada ujeeda socdalkooda iyo waxii ay kawadahadleen madaxwayaha s/land axmed maxaed maxmuud (silanyo)”waxnu kawadahadlnay sidii anu xafiis uga furanlahayn Somaliland iyo inaanu katageerno Somaliland dhinaca nabada iyo dimuqradiyada “ ayuu yidhi Christian friis bach

Madax waynaha s/land axmed silaanyo aya isna dhankiisa ugawaramay saxafada wixii ay ka wada hadleen waxnu yidhi.”waxnu islasoo qadnay sidii ay noga cawin lahayeen dhinaca dawladaha hoose “

Waftigan ayaa noqonay waftiigii uhoreyay ee maqam sara leh ee dalka Denmark ee soogadha s/land sandkan

MUKHTAAR ISMAIL ALI

HARGEISA/OFFICE

Golisnews@gmail.com

ISKA SOO KUUDUDKEENA IYO DUNIDAN SII KULULAANAYSA
Isbedelka cimilada ayay culimada saynisku saadaalinayaan inuu qarnigan 21aad meel halisa gaadhi doono tan oo ay sababyso dikhawga hawada ee ay samaynayaan dawladaha xaga warshadaha ka horumaray, isla markaana waxa uu dikhawgaasi dhaawacay atomosphere ka ama  lakabka hawada ah ee falaadhaha cadceeda ka celiya dhulka  si aanay ugu dhicin si toos ah oo aanay u waxyeelayn.

Isbedelkan cimilada iyo dunida sii kululaanaysa ayaa waxay sababaysaa isbedelo xoogan sida daadad waaweyn, abaaro bahsan iyo duufaano kuwaas oo saamayn doona waxbeerashada, dhuldaaqsimeed iyo meelaha yare e kaymalayda ah isal markaana waxay guuriyaan ciida nafaqada leh ee lakabka sare ee dhulka.

Inakoo ka mida  dadka aan dhibta u geysan hawada isla markaana aan xadi buuran oo c02 Ku sii dayn oo aan lahayn warshado wasekheeya hawada oo ku sii daaya, marka laga tago ta aynu xaalufinta iyo nabaadguurista kuhayno, ayaan ka badbaadayn hagardaamada iyo halista ay leedahay ee ay si toosa inoo saamayn doonta.

Iyadoo taas had iyo goor laynoo sheego ayaynaan hadana isku dayin sidii aynu wax ugu darsan lahayn dhimista iyo ladagaalanka cimilada isbedelaysa.

Si kataba ha ahaatee anigoo ogsoon in ay jiraan khubaro iyo aqoonyahan arintan ka soo jeedin kari lahaa talooyinka ugu muhiimsan ee wax lagaga aban lahaa, hadana waxaan talo ku soo jeeinayaa dhawr qodob oo kooban oo aan u arko in lagu yarayn karo cimiladan isbedelaysa doorkeenana kaga qaadan karo.

In ururada bulshadu tixgelin gaara siiyaan muhiimada arintani leedahay isla markaana xooga saaraan sidii wax loogu qaban lahaa.

In xukuumadu samayso siyaasad mug iyo miisaan leh oo lagu waajahayo arintan

In la dhiiri geliyo dalag beerashada, dhirbeerista iyo barnaamujyada lagu dhawrayo deegaanka iyo cimilada isbedelaysa

In dawladu ku darto Manhajka iskuulada Hoose, Dhexe iyo sareba daryeelka iyo horumarinta Deegaanka

In shakhsi kasta uu ku darsado qorshihiisa sidii uu uga qayb qaadan lahaa dhimista dkhatarta dunida sii kululaanaysa iyo daryeelida deegaanka.

Waxaan qalday shaydaanbaa iska leh intaan asiibayna Eebaa ku mahadsan

Qormadii iyo Qalinkii

Suleymaan Cabdisitaar Dubad

Hargeysa Somaliland

cabdisitaar@hotmail.com

00252-2-4430873/9430873

Marital bliss cut short by Shabaab militant’s bullet
By STELLA CHERONO           Daily Nation           Jan 28, 2012

Less than a month ago, Mrs Doreen Magak took a vow with her newly-wed husband that they would stick together till death did them part. But it came sooner than she thought.

They wedded on December 17 last year but she is now a widow barely a month on, after an Al-Shabaab fighter’s bullet cut short the life of Second Lieutenant Edward Juma Okoyo.

Mrs Okoyo’s husband, who was part of the Kenya Defence Force troops fighting Al-Shabaab militants in Somalia, died on Sunday night, just minutes after talking to her on phone.

“He called me and asked me to call him since he did not have airtime and was in a place where he could not get it. So I loaded my phone and called him 45 minutes later,” says the Kakamega-based NTV reporter.

Mrs Okoyo says they talked for more than an hour before her husband suddenly disconnected the call. “He called me again and when I called him back, he said that he had disconnected because he heard gun shots,” she explains, tears welling up in her eyes.

Her husband had initially told her that they were undertaking a week’s operation.

He later said the operation could last longer, she says.

“When we talked again, he kept on telling me that the situation was not looking good but I asked him to have the courage of the soldier that he was,” Mrs Okoyo says.

She continues: “We talked for a very long time that Sunday and he kept saying ‘remo kaya’ meaning something bad could happen and when we had finished talking, he did not disconnect the call.”

Mrs Okoyo says she was scared and could not keep herself from crying. “I was scared but he sent me a text again.”

‘I love you’ were the last words she heard from him that night and they turned out to be the last words she would ever hear from him.

She explains that she replied to her husband’s message but the delivery report came to her phone one hour later and she got worried.

The next day, she woke up and went about her daily routine.

That day, as she covered the ICC confirmation of charges against the Ocampo Six ruling, the thoughts about the conversation with her husband could not leave her mind, she says.

“On Monday, after completing my day’s work, one of my nieces called me at 8pm and informed me that there were soldiers who had visited my husband’s home in Kasipul Kabondo and that from what she had heard, he could have been been killed,” she says.

Immediately she got the message, Mrs Okoyo says, she knew the worst had happened.

“I recalled a day when he told me that if one day he was away and I see soldiers arriving at home without him, I should just know that he was no more,” she says.

After their wedding at Arya Primary School in Kisumu, she says they went for their honeymoon at Sunset Hotel for three days.

On December 21, three days after their wedding, her husband had to travel to Nairobi at night because he was supposed to be on the frontline the next day.

“We actually lived as husband and wife for three days,” she explains.

She describes her husband as a loving, responsible, caring and religious man.

“I am sad that I’m a widow, a month after my wedding. I can only depend on God now to be my comforter and I’m praying that he rests my husband’s soul in peace. I also hope the peace they are fighting for in Somalia is finally achieved,” she says.

Second Lieutenant Juma died on Sunday alongside one of his colleagues in Somalia.

Source: Daily Nation

Hambalyo Hambalyo Agaasime  Ku Xigeenka Haamaha Baatroolka Berbara Md.Cali Siciid Tima Salaax (Cali Geenyo)waxaanu Leenahay Xilkaad qaaday Ilaahay haku Fududeeyo Aamiin Insha Allahu  Aamiin Aamiin.

Cabdi Siciid saleebaan (Dhaylo Iyo Reerkiisa

Farxaan Siciid Saleebaan

Mahamed Numbertu

Safiya Jiir Iyo caruurteeda

Faysa Siciid Saleebaan

Gud,Ahmed cawad Baxooshe

Saleebaan Ibraahim Caabi

Dayib Oday

Mahamed Jamac Dhiif

Cismaan Ibraahim Juujule

Abw.Sidiiq Sh Farax Gabaar Iyo Xaaskiis

Kaltuun Jamac dawaare

Cabdi Aden Cadib (C:Macaane)

Cabdi Baaruud Maxamed

Maxamed Sugaal Geele Iyo

Xaskiisa Saynab Cabdi

Gud. C/Rashiid Dhagasoog

C/Raxmaan Axmed Laangadhe

C/Risaaq Saleebaan Gaas

Khadar Ayaanle Dayax Werar

Axmed kayse saleebaan f daroor Iyo Reerkiisa

Farax Huruwaa Ayax

Farax Caamir Ducale

Cali Jamc Himbir

C/Casiis Jamac Himbir

Guray Aden Gasiira Iyo Reerkii

Abdi Fatax Haruun Xirsi

Daahir Maxmed Xasan halaq

Maxamud Xaji xasan Iyo Reerkiisa

Cabdi Baruud maxamed iyo Reerkiisa

Cali Shagaxle Iyo Reerkiisa

Maxamud Shagaxle

Ubax Jamac Yusuf (Ubah Dheer)

Axmed jamac dawaare

Axmed  Maxamud cagjar

Siciid Cali Dhawaaq

Cabdi Kariim Cismaan qudhqudhle

Axmed maliki Sh farax gaba

Maxamed Cabdi Gucuse

Mahamed Xaji Cumer.

Ibraahim Tayuub Caateye

By Abw,Sidiiq Sh Farax gabaar

Oslo Norway

Gaashaan_1986@hotmail.com

YAA YIDHI SHIRKA DHOWR IYO AFARTANKA DAWLADOOD EE ADUUNKA KA MIDKA AHI KA SOO QAYBGALAYAAN AYAA SOMALILAND SHAR U AH.!
Marka hore waxaan  salaan diiran gadhsiinayaa ummada sommaliyeed  marka xigana shabakadaha af-ka Somaliga warka inoogu soo bandhiga iyo hawl-wadeenadooda sharafta iyo maamuuska mudan.

Sidda aynu la wada socono Somaliland waxa  marti qaaday Madaxda Mamulka Boqotrooyada Britian, runtiina waa maamuus iyo qadarin si gaara loogu casuumay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waana arrin mihiima in aynu ka qeyb galaa shirkaas waxana aynu ku tagaynaa shirkaas innagoo ah Jamhuuriyadda Somaliland ee aynu hadaba nahay fursadanina maaha fursad hore u soo martay guud ahaan madaqaddan aynu ku noolay iyo maamulkeena JSL.Midna aynu xasuusnaano shacab,mucaarad iyo dawladd-ba Somaliland kuma ay dhismin shir iyo kulamo sida shirkan London oo kale ah, kumana dumi karto shir iyo kulamo toona, waxa ay ku dhisantay halgan iyo dareen shacbi oo taariikh lama ilaawaana lahaa oo ku muddan ummada reer Somaliland.

Shakhsi ahaan waxa aan odhan lahaa Somaliland waxa ay ka mid tahay ummadaa caalmakan ku dhaqan ee xidigan dushiisa “Rabi SWT” ku uumay, waxa aaynu la wadaagnaa xidhiidh iyo wada hadal waana in aynu xoojinaa wixii danta caama ah ee aynu la wadaagno ee ummaduhu ay u kulmayaan gaar ahaan shirkan London ee hada laynooga yeedhay. Arrintan  maanta loo kulminayaa maamulada kooxa Somalida iyo Somalilandna waaba mid ka sii dhow wax walba, waxa aynu ku dhaqanay dhulka yar ee aynu ogg-nahay inta uu leeg yahay, ummad ahaana waxa aynu nahay ummad isku sinji ah oo wadaagta Diin, Af, iyo dhaq, iyo weliba isu socod joogto ah sida ganacsatada reer Somaliland oo badhkeed ka soo rogto alaabta maamuladaa kale qaar ka mida dekedahooda, waxa kale oo maanta ku dhaqan JSL, Somali tiro badan oon ahayn reer Somaliland balse ugu nool si xoriyad ah oo xidhiidh la leh konfurta dalka Somalia iyo ismaamulada kale siyaasiyana taagersan.

Runtii taa ugama jeedo aynu wadaagno dawladnimo iyo maamul ee waxaan yara iftiiminayaa sida aynu isugu dhafanay ee aynaan meela u kala jirin waana daruuri in wada hadal iyo xidhiidh aynu yeelano oo aynu meel wax isla dhigayno sida amniga inagoon wax maamula oo inaga dhexeeyaa aanu jirin, waxa laga wadda hadli karaa isu socodka iyo jiidaha inoo dhexeeya iyo amniga guud, waxa laga wada hadli karaa in Somaliland aynu qancinno Somalida weli aminsan in aynu ka midnay ee weli riyada ku jirta ee inta badana ummada gelisa faalada dheer.Tusmadaa gaaban waxa aan ugu gogol xaadhayaa in aynaan sas iyo walaac toona aynaan ka qaadin ka qeyb galka shirkaa London ee uu Madaxweynaheenu tagayo.

Shacbi ahaan iyo mucaaridba waxa loo baahan yahay in aynu kalsooni buuxda siino madaxweynaha JSL, si uu uga qeyb galo shirkaa si werwer la’aan ah.Madaxweynaha iyo xubnaha kale ee shirkaa tagayana waxa looga baahan  yahay in ay lahadaan muuqaal dawladeed iyo qorshe cad oon marnaba aan muran galineynin  qaranimada iyo gooni isu taaga jsl. Waxana mihiima in ay madashaas ka jeediyaan khudbad dheer oo ay kagga waramayaan kuna koobaan qadiyadda Somaliland iyo taariikhdii halgankii ay soo martay iyo taariikhdoodii ay ku dhiseen dawladan nabada iyo horumarka la taaban karo mutaysatay.

Waa in ay soo ban dhigaan taariikhdii hore ee ay xornimada qaateen iyo tii ay kula midoobeen Somalidan maanta kunka weji u kala socota een iyadiiba is haysan iyo wixii ina kala qabsaday iyo shacbigii ay xasuuqday dawladii aanu la midownay ee aanu walaalaha moodaynay, waana in la diyaariyaa muuqaaladii foosha xumaa ee ay kula keceen ummada reer Somaliland ee ay ka midka ahayeen xasuuqii shacbiga ay diyaarada ku garaceen, waa in la soo bandhigaa wixii qoraal ah ee cadaymaha u ah cadawtinimada iyo caqli-xumada lagula kacay shacbigan reer Somaliland, Waa in halgankii hubaysnaa ee maal iyo naf lagu waayey ee lagu xoreeyey wadanka loo soo bandhigaa ummada shirkaa isugu imanaysa si loola wadaago dareenka inagu mudan ee aynu goonidda isugu taagnay ee aynu kaga goosanayno iyo waxa inagu kalifay.

Waa in uu Madaxweyne Siilaanyo, si badheedha ugu so bandhigaa Somalia-da imanaysa shirkaas iyo caalmka kaleba in ay muqadis tahay gooni isu taaga JSL, waana in uu si cad ugu sheegaa kuna adkeeyaa kooxaha matalaya Somalia una sheegaa in ay lama huraan tahay in ay Somaliland la soo noqoto gooni isu taageeda iyo qaranimadooda oo ay faral tahay in loo marayo jid wal oo lagu helayo.Waa in si cad loogu sheegaa in dawladan Shariif-ka ee dhuumaleysiga dhabarku muuqdo ka wada taleex iyo buuhoodle ay kala baxdo faraha arrimaha shacbiga reer somaliland iyo u calan waleynta xumaantu haggeyso ee ay u gacan haadinayaan kooxa tirada yar ee dibadaha la wareegaya riyadda qaldan ee fadhiidka ah   Awdal state iyo Khaatumo seeg.

Madaxweyne Ahmed.M.M.Siilaanyo,waa in uu caalmaka u sheegaa in qadiyada Somaliland ay gacanta ugu jirto shacbi weynaha reer Somaliland ee gooni isu taagooda ugu fooday “97%-YES” soona doorta hogaanka dalka maamulaya, waa in uu u sheegaa in shacbigu  hogaanka u doortay yahay ka leh tixgelinta iyo weliba u hogaansanka rabitaankooda.

Waa in  madaxweynahe Ahmed M.M,Siilaanyo, uu u sheego dawlad ku sheega loo yaqaan ku meel gaadhka TFG, ee sida aynu la socono aan ku imman sida sharciga iyo rabitaanka shacbiga ah, runtiina aan xaqaba u lahayn in ay  ka hadalka qadiyadda iyo gooni isutaaga Somaliland iyo ka hadalka arrimaha shacbiga reer Somaliland. Waayo? dawlada Somaliland waxa ay ku timi rabitaanka ummadeeda markaa waxa sharci daro ah ba hadal hanta joogtada ah iyo qoryo qoryeynta ay ku hayso TFG-du dawladaa shacbigeedii soo doortay ee nabad gelyaada iyo degenaashaha ku caano maashay ee caalmku intiisa inoo jiidh dubaaxinaysaa markhaatiga ka yahay.

Gunaaned: Siddaa daraadeed somaliland iyo madaxdeeda maanta waxa ay ku taagan yiin jidkii toosnaa waxaanay tagayaan madashii ku haboonayd in aynu ku soo bandhigno dareenkeena dhabta ah iyo taariikhdeena runta ah ee aan caalamka badhkii oggeyn iyo in gooni isu taageenu yahay mid wax walba aynu u mmaray unna marayno.Marka waa in aynu madaxweynaheena siinaa kalsooni buuxda si ay u gutaan waajibaadkooda runtana ugu sheegaan kooxaha isu kaashaday muran galinta jititaanka qaranimadeena JSL iyo gocorada ku dherersanaya qaranimadeena.

Guul iyo Gobanimo Somaliland

Maxamed-Amiin Dahir Caynaanshe

NABADA HALAGA SHAQEEYO OO URURADU HAKA SHAQEEYEN XISBIYADU HAKA SHAQEEYEN QARBAA SUBSTION AH OO LA SHEEGAYAY”Gudomiyaha urur siyasadedka udhis ibraahin dhagawayne
Hargeisa(Golisnews)Gudoomiyaha urursiyaadadeedka UDHIS ibarahin dhagawayne ayaa uu gu baaqaydawayanha s/land meel kasta ooy jogan  inay colaad ljoojiyo  waxa uu ugu baqay in ala sameey nabadgalyo

waxanuu yidhi ” nabada halaga shaqeeyo oo ururada haka shaqeeyan xaqsoor haka shaqayso xisbiyada mucardku haka shaqeeyan qaar sabstayshano ayya lagu sheegayeaanu sab isay shan ka hadli maaye”

waxa uu tilamaaay waxa  uu bulashada soomaliland uugu baaqay inay nabada ka shaqeeyan waxa uu yidhi ” caolad wiil baa ku dhintee wiil ku madhasho ”

madashan uu hadalada ka jeediyay ayaa ahay xafiis cusub oo xibiga xaqsoor xafiis cuub kaga furanay magalada hargaysa

oo ay kasoo qayb galeen masuliyiinta ururada cusub.

Mukhtaar Ismail Ali

Hargeisa /office

Golisnews@gmail.com