|
GOLISNEWS
ISUSOOBAX BALADHAN OO LAGU TAAGERAYO QARANIMADA S/LAND AYAA LAGU QABTAY HARGAYSAJanuary 22, 2012 - Written by editorHareisa(GLN)Isoobaxan baladhan lagu tageerayo qaranimada s/land ayaa manta lagu qabtay fagaraha beerta xoriyada ee magalaada hargaysa Waxana kazoo qaybgalay kuumanaan qof oo iskaga kalayimid dafaha magalada hargaysa waxanay dad waynahani siteen calanka jamuriyada s/land iyo boodhadh uu ku qoran yahay halku dhaga qaranimada s/land Waxa kazoo qaybgalay isusoobaxan madaxwayne ku xigeenka jumuriyada s///land guuudomiyaha golaha wakiilada s/land gudomiye kuxigeenka labaad ee gurtida hogamiyayasha asxaabta qaranka Iyo masuuliyiin aad utirao badan Madax wayne kuxigeenka s/land c/raxman saylici ayaa ka waxramay mara xilkii kala du wana ee ay soomarto Somaliland waxanu qiray inay jirto tabashooyin badani Gudoomiyaha xisbiga kulmiye muuse bixi oo isna isusoobaxasi ka hadlay ayaa sheegayyy inay qaranimada s/land tahay muqadas waxnu xusay inay raga shirka ku qabsaday taleex ay yihiin kuwii saxeexay heshisyadii lagu asasay s/land Gudomiyaha xisbiga mucardaka ah ee UCID faysal cali warabe oo isna halka ka hadaly ayaa tilmaamay inay jiraan tabashooyyyin badan loona bahanyahay in xukumaaada s/land inay dib u eegto waxay tabanayaan gobolada bari Axxmed yusuf yasin ku simaha gudomiyaha xisbiga mucardka ah ee UDUB axmed yusuf yasiin ayaa isna ku dheerarday inay qarnimada soomaliland muqadas tahay Gudomiyaha urur siyaasadeedka SSCD kaye cabdi yuusuf oo madashsi ka hadlay ayaa sheegay in ay deeganada bari ee uu kasoo jeeda ay ubaahanyihiin midnim iyo nabad waxa kale oo uu xusay kayse inaanu markay jabhada ahayeen udagalamayn in s/land lakala gooyo ee ay udagalamayeen tabashouun Gudoomiyaha golaha wakilada s/land c/raxmaan cirro oo isma isusoobaxa ka hadlay ayaa ku dhiriyaay shacbiga s/land inay ilaaliyan midnimada iyo wada jirka sland Wasirada madax tooyada xirsi cali iyo wasirka arimaha gudaha s/land duur ayaa iyana ka sheegay in goni isutaaga Somaliland Mukhtaar Ismail Ali Hargeisa /office Golisnews@gmail.com Leave a Reply |
MAQAL/MUUQAAL
|
MAQAALLO XUL AH
|