Hargeisa(GLN) Kalfadhigaan 17aad ee ay manta jeeshen golaha wakiilada s/land ayuu shir gudoominayay gudomiyaha golaha wkiilada s/land c/raxmaan maxamed c/lahi (cirro) waxana kasoo xadiray madasha fadhiga xildhibaano tirayaara
waxanu gudomiye cirro amray xoghayaha golaha in loogu qaybiyo ajandayaasha kalfadhiga labaad oo ka koobnaan doona 10 xeer ku waasi oo kala aha
1.ansixinta misaniyada qaranka
2.waxkabadlkaiyo kabida xeerka baanka dhexe
3.xeerka baanka islaamka
4.xeerka nabadgalyada wadooyinka
5.xeerka biyaha
6.xeerka iibka hilibka
7.xeerka ka ganacsiga hawlaha baanka
8.xeerka asaaska komishanka mamulwanaga iyo ladagaalanka musuqmasuqa
9.xeerka casimadda
10.xeerka ciyara
iyo wixii ajadayaal ama fadhiyo lsoo dar sa golaha
waxanay ubalameen inay malinta isniinta ah gudo gali doonan ajadayaasha kalfadhiga 17aad
Mukhtaar Ismail Ali
Hargeisa/office
Golisnews@gmail.com