GOLISNEWS

Maamulka iyo weriyayaasha Golisnews waxay ka cudurdaaranayaan hakadkii koobnaa ee ku yimi shabakada

Hargeysa(Golisnews) waxa maalmihii u danbeeyey hawada ka maqnaa shabakada golisnews sababo balaadhin ah ka dib markii soo booqdayaasha Golisnews ay aad u fara bateen isla markaana ay keentay inuu culays ku keeno akhristayaasha,

xidhiidhkii faraha badnaa ee aad nala soo samayseen iyo sidii balaadhnayd ee aad u tabteen shabakada waanu idiinka mahadnaqaynaa waxaananu idiin balanqaadaynaa inaanay soo noqonin culays danbena aanu ku iman oo xaniba habsami ula socodka wararka barnaamujyada iyo afkaarta akhristayaashaba.

Bahda TafatirKa Golisnews

info@golisnews.com

Leave a Reply

MAQAL/MUUQAAL
MAQAALLO XUL AH