Lascanood(GLN) saka arooti ayaa waxa magalda lascanood kadhacay mudaharad rabshado wata inta la ogyahy wa kudhintay laba qof oo mid dumartahay qar kaleena way ku dhawacmeen kadib markii mudaharaad ay
soo abaabushay xukumada somaliland kadhacay kasi oo lagu diidan yahy mamul goboleedkii laga dhawaqay taleex
magalada lascanood ayaa laba garab ukala qaybsan dadka oo tayiro gubaya ayaa waxay siteen hub iyo dhagaxan sida uu golisnews uu xaqijiyaay qof gob joga ahi
cidamada boliska iyo kuwa qaranka oo soo dhexgalay ayaa xasiloonid magalada soo celiyaay
Xafiiska Warqabadka Ee Golisnews
Golisnews@gmail.com