GOLISNEWS

Musharax Muxamed Warsame Caalim Timacade oo Noqday Musharaxa ugu Taageerayaasha Badan Caasimada Hargeysa


Hageysa(Golisnews)Musharax Muxamed Warsame Caalim Timacade oo Noqday Musharaxa ugu Taageerayaasha Badan Caasimada Hargeysa kadib markii uu maalintii afraad meel fagaare ah isugu keenay taageerayaashiisa oo tiradooda la cayimi kariwaayey ,


Musharax Muxamed Warsame Caalim Timacade ayaa maalintii ayaa sidoo kale saaka oo ay ahayd maalintii sadexaad ee uu Ururka wadani ulahaa ololaha doorashada ayaa waxa uu Meel Fagaare ah isugu keenay taageerayaashiisa oo tiradooda la cayimi kariwaayey

Musharax Muxamed Warsame Caalim Timacade ayaa sidoo kale ilaa maalintii uu kudhawaaqaayey inuu isu soo sharaxay Golaha Deegaanka ayaa sidoo kale waxa Taageerayashiisii kasoo qaybgalay Xafladiisa QAADIWAAYEY Hoolkii ugu weynaa Hargeysa iyadoo markii hoolalkii qaadiwaayeen danti kaliftay in beerta weyn ee Maroodijeex Hotel lagu qabto Xafladiisa
Dhinaca kale Musharax Muxamed Warsame Caalim Timacade ayaa waxa uu noqday maalintii koobaad ee olaloha WADANI ee Beerta Xoriyada Lagu qabtay Musharaxii ugu taageerayaasha batay guud ahaan musharaxiintii madasha timid isagoo Fagaaraha kamuujiyey wacdaro aan lailaawi karain
hadaba hadii aan usoo noqdo Munaasibadii Saaka ee Musharax Muxamed Warsame Caalim Timacade ku qabsaday Fagaare kuyaala Xaafada NEW Hargeysa gaar ahaan kasoo horjeedka Shiraaqle HOTEL Ayaa waxay ahayd madal aad loosaa agaasimay Taaso ay kasoo ay kasoo qayb galeen dadweyne tiro badan oo isugu jira Madaxa iyo dad magac iyo miisaan kuleh Somaliland
Xafladan Saaka ee Musharax Muxamed Warsame Caalim Timacade ayaa ahyad mid si qiimoleh udhacday taasoo gabagabadiina si amniya ku dhamatay iyo ay dadkii kasoo qaybgalay ay ku kala hodeen farxad iyo rayn-ryan

Leave a Reply

MAQAL/MUUQAAL
MAQAALLO XUL AH