|
GOLISNEWS
MUSHARAX MUXAMED WARSAME CAALIN (TIMACADE) OO HORE U-HAYSTAY KALSOONIDA TAGEERAYAASHA UGU BADAN EE CAASIMADA OO MARKALE TAAGEERAYAASHI UGU BADNAA MADAL ISUGU KEENAYNovember 20, 2012 - Written by editorHARGEYSA(GOLISNEWS) MUSHARAX MUXAMED WARSAME CAALIN (TIMACADE) OO HORE U-HAYSTAY KALSOONIDA TAGEERAYAASHA UGU BADAN EE CAASIMADA XAFLADAN OO AHAYD MID AAD LOOSO AGAASIMAY AYAA WAXA AY AHAYD MID AY ISUGU YIMAADEEN DADWAYNE TIRADOODA LAGU QIYAASAY KUMANAAN QOF KUWAASO ISUGU JIRAY DHALINYARO IYO HAWEEN Musharax Muxamed Warsame Caalim Timacade ayaa sidoo kale ilaa maalintii uu kudhawaaqaayey inuu isu soo sharaxay Golaha Deegaanka ayaa sidoo kale waxa Taageerayashiisii kasoo qaybgalay Xafladiisa QAADIWAAYEY Hoolkii ugu weynaa Hargeysa iyadoo markii hoolalkii qaadiwaayeen danti kaliftay in beerta weyn ee Maroodijeex Hotel lagu qabto Xafladiisa MIYIR ALI HUSEIN Leave a Reply |
MAQAL/MUUQAAL
|
MAQAALLO XUL AH
|