GOLISNEWS

Musharaxa dada-yar ee Aqoonyahankaa Musharax yaasiin Cumar Cabdi oo kamida musharaxiinta ugu cadcad ee u sharaxan Golaha Deegaanka Caasimada ayaa Saaka Fagaaraha Beerta Xoriyada Hargeyasa Taageeyaashaaya Xisbiga UCID ugu soo bandhigay Waxqabad muhiima oo uu dalka ka qabtay

Hargeysa(Golisnews) kamid ahaa Qurbajooga dalka isagoon kawaramaya waxa qabadkiisa uu dalka keenay waxa uu yidhi{anigu intii dalka ka maqnaa waxyaabaha aan Caasimada kusoo kordhiyey waxa kamid 1.Garoonka Diyaaradaha Hargeysa waxaan ahaa ninkii keenay Securaty Lidhka uu ilmaa imika kushaqeeyo
2.Sidoo kale waxaan ahaa ninkii Keenay Mishiinka lagu Sameeyo Kaadhadhka Dhalashada ama Taysarada ee Dawlada Hoose ee Hargeysa ilaaimika dadka ugu adeegto}

Sidoo kale waxa uu Musharax Yaasiin Cumar Cabdi(y.Cumaryare) madasha kasoo bandhigay Qorshihiisa Waxqabad ee uu Bulshada u qabandoono hadii la doorto isagoo islamarkaana waxa uu tibaaxay inuu Magaalada
Hargeysa la simidoono Caasimadaha Caalamka ee dhigeedaa
Saaka ayaa waxa Musharax Yaasiin Cumar Cabdi(y.Cumaryare) Fanaanka Caankaa alfanaan Fu,aad Cumaryare oo ay Musharaxa Walaaalo yihiin

Leave a Reply

MAQAL/MUUQAAL
MAQAALLO XUL AH