
Waxaa saacadihii ugu danbeeyey kumishinka doorashooyinka qaranku ku dhawaaqeen natiijada doorashada golaha deegaanka ee degmada Berbera. Waxaa loo kala helay xildhibaanada golaha golaha deegaanka ee degmada sida hoos kuqoran:
Kulmiye 9 xildhibaan
UCID 5 xildhibaan
Wadani 3 xildhibaan
Rays 2 xildhibaan
Umadda 1 xildhibaan
Xaqsoor 1 xildhibaan