GOLISNEWS

Qurbo joog Tiro-badan oo Baaq Taageera ah usoo Diray Musharax Axmed Cali Haybe OO ka Sharaxan Ummadda

Hargeysa(Golisnews)waxaanu taageero u dirayna musharaxa golaa deeganka uga sharaxan caasimada hargaysa urur siyaasadeedka umada .
oo ah musharaxa ugu tageerada badan magalada hargaysa musharax axmed cali haybe oo ah aqoon yahan reer somaliland ah .kana mida musharaxiinta
ugu tageerada badan magalada caasimada ah ee hargayasa halkan ayaanu taageero mug wayn uga dirayna anagoo ah taageerayaashiisa fara badan ee ku nool wadamada germany france sweden denmark nederland ethiopia ayaa waxay taageero aan la soo koobi karin u dirayaan musharax axmed cali haybe
sidoo kale waxaanu tagero iyo bogadinba u dirayna taageerayaasha musharax axmed cali haybe ee ku nool dalka guda hiisa iyo dibadiisaba
magacyada ..tageerayaasha ah oo tiradoodu badantahay oo aynaan halkan qoraal ku soo wada kobi karin balse xubna sida wada jirka ah hada taageeradan usoo gudbinaaya
maxamed axmed maxamed (naderland)
cabdiraxman ahmed yusuf (SWEDEN)
masuul sare cabdilahi biixi ahmed (france)
abdi mawlid ali (adis ababa
haabiil axmed rashid (NORWEY)
dr abdi razaq haji ibrahin (france)
gud.a/raxman ahmed a/raxman (german
xoghaye cabdi qani xajin (germany
guuleed cawiye guled (germany
hamse omar ali (germany
proffesor mohamed dahir (germany
dr mohamed hamud yasin (germany) DR JACFAR
abwaan cawl bulhan (germanay)
aqoon yahan abdi shakuur (german
afhayeenka beesha hy ee wadanka germany …eng maxamed cali haybe
waxay dhamaan dadka magacyadoodu kor ku xusan yiin iyo qaar badan oon la soo koobi karaynba hanbalyo u dirayaan musharax axmed cali haybe

Leave a Reply

MAQAL/MUUQAAL
MAQAALLO XUL AH