Taleex(golisnews) shirku sheegi mudada uu gasoocday kooxaha nabadiika ah magalada taleex ayaa lagu doortay sadeex madax wayne oo mid waliba xukunka haynayo mudo lix bilood ah
waxanay ka ahaayen sadexda madaxwayne
- Axmed Cilmi Cismaan (Karaash)
- Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel)
- Cabdibuur Cilmi Qaaji (Biindhe)
waxa kale oo shirkasi lagu doortay lix wasiir ookala ah
1. Xuseen Saleebaan Xaaji Axmed (Dabay)- Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Caalimiga iyo Jaaliyadaha
2. Maxamed Ducaale Cabdi- Wasiirka Amniga Qaranka
3. Cismaan Axmed Jeex- Wasiirka Wasaaradda Maaliyaadda
4. Cabdikariim Faarax Dhaaye- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta iyo Khayraadka Dabiiciga
5. Maxamuud Diiriye Cabdi Joof- Wasiirka Wasaaraada Adeega Arrimaha Bulshada
6. Yasiin Axmed Sulub- Wasiirka Wasaaraadda Arrimaha Gudaha
iyo xubno ay u doorteen gole wakiilo oo ka kooban 47 xubnood oo ay ku jiraan 9 haweeni
Xafiiska warqabadka golisnews
Golisnews@gmail.com