GOLISNEWS

“SOMALILAND LAMA KALA JARI KARO” BANAAN BAX GEBILAY KA DHACAY

Gebiley (Golisnews) banaaan bax ay ka qayb galeen kumanaan ka tirsan dadweynaha reer Gebilay ayaa ka dhacay magaalada gebilay waxaanay ujeedada banaan baxani ahayd taageerida ciidamada qaranka iyo qudbad sanadeedii  madaxweyne siilaanyo uu ka jeediyey labada golle.

dadweynahan ayaa sitay boodhah ay ku qoran tahay halkudhigyo muujinaya sida aanay marnaba reer gebilay raali uga ahayn in dalka looo kala qaybqaybiyo gobolo isla markaana ay taageerayaan wadajirka iyo madaxbanaanida SOMALILAND.

Waxaana masuuliyiintii halkaas bulshada kula hadlay ka mid ahayd Duqa magaalada Gebilay Marwo KHADRA XAAJI GAYDH oo uga mahadcel;isay isu soo baxooda

 

xafiiska wararka Golisnews

ee Gebiley

 

Leave a Reply

MAQAL/MUUQAAL
MAQAALLO XUL AH