|
GOLISNEWS
TACSIJanuary 26, 2012 - Written by editorJaaliyada J. Somaliland ee Dalka Germany waxay halkan tacsi uga dirayaan Qoyskii,Eheladii, Qaraabadii iyo dhamaan Asxaabtii uu ka geeryoodey Rabbi Naxariistii Janno Fardawsa ha ka waraabiyee Faysal C/Laahi Giire oo xalay oo taariikhdu ahayd 25.01.2012 ku geeryoodey Magaalada Hanau/Gobolka Hessen /Germany.Waxaanu leenahay dhamaanteenba Illaahay samir iyo iimaan haynaga siiyo,khaasatan xaaskiisii khadra Cali Xaashi iyo gabadhiisii Muna Faysal C/Laahi waxaana tacsidaas diraya:
1.M/ed Xassan Ducaale
2.Axmed Xaaji Nuur 3.Siciid Axmed Xudur 4.Xaaji Cumar Ciise Liibaan 5.Ibraahim Nuur 6.Cumar C/Kariim Xirsi (Xaaxi) 7.Keenadiid Afxakame 8.Cabdi Jabuuti 9.Mukhtaar Cali 10.Axmed Ducaale (Laaleys) 11.Gargaar Axmed Xirsi (Gaagiriin) 12.Aadan Faarax (Aadan Cade) 13.Xaaji Maxamed Suleymaan 14.Hersi Osman 15.Ciise Aw Maxamuud 16.Aadan C/laahi Hanfi (Suldaanka) 17.Sheekh Ibraahim 18.Xassan Bul-bul 19.Ibraahim Masmas (Cabdi Burco) 20.C/fataax Diiriye Gamadiid 21.Cabdi/Rasaaq (Dhukur) 22.Xassan Kabaydhe 23.Salaad Jaamac Galaydh 24.Mustafe Cunaaye 25.Xaamud C/Laahi Cabdale (Xaamud Gebiley) 26:Siciid Boodadheere 27:Maxamuud Axmed Qaalib (Klabaydh) 28.Yuusuf Ismaaciil. 29.Cali Suldaan (Cali Wajaale) 30.C/laahi Liibaan (C/laahi Maaynis) 26.Cali Ibraahim 27.Sheekh Maxamuud 28.Aadan Hanfi 29Ibraahim Faarax Cali (Joorj) 30.Siciid Cali Faras iyo Qoyskiisa 31.Axmed Nuur Guuleed iyo Qoyskiisa 32.Maxamed Xoogsade iyo Qoyskiisa 33.Aamina M/ed (Aamina Ceerigaabo) 34.Siciid Dakhare iyo Qoyskiisa 35.Xaaji Maxamed Suleymaan 36.Daahir Warsame Yuusuf iyo Qoyskiisa 37.Cabdi/Rasaaq (Dhukur) iyo Qoyskiisa 38.Sheekh Maxamuud iyo Qoyskiisa 39.Sheekh Maxamuud iyo Qoyskiisa 1.Yusuf Mohamed – Gudoomiyaha Jaaliyadda Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun.. Jaaliyadda J. Somaliland ee Dalka Germany. Leave a Reply |
MAQAL/MUUQAAL
|
MAQAALLO XUL AH
|