|
GOLISNEWS
TALO KU SOCOTA MADAXWAYNE AHMED SIILAANYO.IYO WAX GARADKA SOMALILAND.WAXAAN ODHAN LAHAA HALA SOO DHAWEEYO SIYAASDA SALEEBAAN XAGALO TOOSIYE.BY SIDIIQ AW FARAH GABAARJanuary 25, 2012 - Written by editorTalo ku Socota Madaxwayne Ahmed Siilaanyo Iyo Wax Garadka Somaliland.Anigu waxaan
Jeclahay In la soo Dhaweeyo Qofkasta Oo Jecel
Midnimada Iyo Jiritaanka Somaliland kana daacda
Horu Marka dalka Iyo Dadka.hadaba Maanta waxaan
ku talin Lahaa In La soo Dhaweeyo saleebaan xagla
toosiye Oo Aan had Iyo Goor U Arko Inuu yahay Nin
Jecel Midnimada somaliland.Madaama oo Uu maantana
Shirkii Taleex Iska Taagay Halakay Dawlada Somaliland
Iska taagatay ghala Soo Dhaweeyo.By Sidiiq Sh Farah Gabaar.
Marka Hore waxaan Salaamaya Saxaafadayada Sharafta Leh Iyo Shacabka qaaliga ah Gudaha Iyo Dibadaba Wasalaamu Calaykum Waraxma Tulaahi Wabarkaatu.
Marka Labaad hadaan u soo gonda dago maqaalkan Iyo Ujeedada uu xambaarsanyahay.Waxaan Jeclahay Inaan Guubaabo Iyo talo aan ku soo Ban dhigo Arin Aan u arkay.inuu midho fiican dhali karo.taas ooo ah markii aan arkay Carqaladaha Siyaasadeed Ee ka bilawday bariga Somaliland.waxaan istusay inay naruuro iyo Nasteexo Ay ku jirto in la soo dhaweeyo Xubnaha mihiimka ah ee dhaleeceeyay Shirkii taleex Sida Saleebaan Xaglo Toosiye oo ah Masuul Sarre oo ka Tirsan SSC Maadama oo Xusbi Siyaasadeed Loo Aqoon Saday.kayse Na Uu Taageersanyahay Saleebaan xaglo Toosiye Waxaan Ku talin lahaa Mr Saleebaan xaglo Toosiye Hala Soo Dhaweeyo waayo waxa uu Muujiyay Inuu rabo Midnimada Iyo Jiritaanka Somaliland.
Hadaba Madaxwayne Waxaan Marlabaad Aan Ku Taliyaa in La Soo Dhaweeyo Inta Jecel midnimada Somaliland Lana sii wada Gogoshii nabada Ee Aad Ku Dhawaaqday.Ilaahay Madaxwayne Hakaa Abaal Mariyo Hawlkarnimadaada Iyo Nabada Iyo Nasteexada aad Had Iyo Goor Aad Jeceshahay Inaad dalka iyo dadkaba dhexdooda ka Dhaliso.Aamiin Ilaahay Ummada xaqa hagaransiiyo Aamiin
waxakale Oo aan Intaas Ku Darayaa in lasii wado in la diro Ergo Ka daba tagta Munaafaqadii Taleex Oo Tusaale Iyo talo badan Tusta Umadii La Marin Habaabiyay Iyadoo lal Kaashanaayo saleebaan xagla Toosiye Iyo kayse Iyo Inta waxgaradka Beesha Dhulbahante Ee Jecel Horu marka dalkooda Iyo dadkooda Iyo Deegaankoodaba.
Wabilaahi Tawfiiq Ilaahay xaqa hayna garansiiyo Aamiin
Somaliya Ilaahay Dhibaatada haka Dul Qaado Aamiin Xaqana ilaahay Ha garansiiyo Aamiin
Somaliland Ilaahay Himiladeeda hagaadhsiiyo Aamiin Somaliland Guuuuuuuuuuuuuuuul Iyo Gobanimo
By Sidiiq Sh Farah Gabaar
Oslo Norway
Leave a Reply |
MAQAL/MUUQAAL
|
MAQAALLO XUL AH
|