GOLISNEWS

WAR DEG DEG AH: Dagal Culus Oo Ka Socda Buhodle

Buhodle(golisnews) cidamada qaranka somaliland iyo maleeshiyadka nabadiidka ah oo iyagu tabacsan mamul beeledkii dhawan lagaga dhawaqay taleex ayuu ku dhexmaraya magalada buu hodle

sida wararka halka ka imanaya sheegayn ilaa hada macada waxa uu khasare gaystay  wara ka anu agasi ka helayno ayaa sheegay ina la isku adeegsanayo hubaka cuulculs  waxanay cidamada somaliland isku diayayyn sidii ay deegankasi uga sifayn lahaayeen maleeshiyaadka nabdiidka aha

wiixii warar soo kordha kala soco shabakada golisnews

xafiiska warqabadka

Golisnews@gmail .com

Leave a Reply

MAQAL/MUUQAAL
MAQAALLO XUL AH