Hargeysa(Golisnews)War Degdega Komishanka Doorashooyika Qaranka ayaa Imika ku dhawaaqay Natiijadii Doorashada ee Degmada Harrgeysa oo Saacadahii ugu danbeeyey aad loo sugaayey
Iyadoo Kuraastana look ala helay sidan
KULMIYE 7
WADANI 4
UCID 4
XAQSOOR 4
UMMADDA 3
DALSAN 2
RAYS 1