|
GOLISNEWS
waxa manta tababar loo soo xidhay 15 wariyeJanuary 26, 2012 - Written by editorHargeisa(golisnews)Siminrkan oo socday mudo 5 cisho ah ayaay ka qaybgaleen 15 suxufi oo ka kala soocda warbahinta dawlada iyo ta madax banana waxan siminaarka iska ka shaday wakalada wararka ee qaramada midoobay ee IRIN iyo ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA muddii uu socday siminarkan ayaa wariyaashii ka qayb galay waxa labarayaay sidii ay kor uqadii lahayaan mihnadooda saxfinimo iyadoo siminarka lagu barayay wariyayaasha sidii waraka kusabsan xaladaha bini adanimo usoo gudbin lahayeen Waxana kasoo qayb galay munasibada wariayashani kudhamaysanayeen tabarka masuliyiin ka socday ururka suxufiyiita ee SOLJA iyo masuliyiin ka socda wakalada waraka ee qaramada midoobay IRIN oo iyadu tababarka bixinaysay Waxana ugu horayn madashasi lahadlay A/salaam xasan oo ah macalin isagu tabarkasi bixiinayay Waxa uu wariyayashasi kuladardarmay inay waxay barteen bulshadii ay ka yimaadeen dib ygu ceeliyaan oo ay warka biniadanimad iyo barmaijyada kusabsan ugudbiyaan Sadam maxamed axmed oo siagu ahaa wariyaayashii tababarkasi looso gaba gabeeyay oo munasibadasi kahadlay ayaa sheegay inay waxay barteen dib ugu ceelindoonan bulshada waxa uu xusay sadam inay narkii hore ka waramijireen arimaha siyasada oo ay mooganayeen arimaha imikana ay ku tabaqidoonan waxay barteen Waxa isaguna munasibadasi ka hadlay xoghayaha ururka SOLJA maxamed-rashiid muxumed farax oo uga mahd celiyaay mudadii ay baranayeen wariyayashani tababarkawaxa kale oo uu mahdnaq usoo jeediyaay wakalda waraka ee qaramada midoobay ee IRIN Waxa uu tilmamay maxamed rashiid inay wadan qrshee ay kor ugu qadayaan aqaonta suxufiyiinta tan mantuna ay kamid ahay c/risaaq xaji maxamad siraad oo ah wariye rug caday oo isna xafladasi hadalo kooban kasoo jeediyay yaa ku la dar darmay inay bulshadooda ugudbiyaan warka sugaan ugudabayntii waxa uu c/risaaq xaji maxamed siraad halkasi ku gudoon siyaay warya yaashasi shahaooiyin Mukhtaar Ismail Ali Hargeisa/office
Leave a Reply |
MAQAL/MUUQAAL
|
MAQAALLO XUL AH
|